Duqa Muqdisho & Wasiirad Fowsiya Abiikar oo ka wada hadlay qorshe cusub (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Marwo Fowsiya Abiikar Nuur, waxayna ka wada hadleen horumarinta adeegyada Caafimaadka ee Gobolka Benaadir. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay ka go’an tahay horumarinta adeegyada caafimaadka gobolka, maadaama xiligaan ay jiraan baahi xoogan oo dadweynuhu u … Continue reading Duqa Muqdisho & Wasiirad Fowsiya Abiikar oo ka wada hadlay qorshe cusub (Daawo Sawirro)